Dawladda Britain ayaa sheegtay in beesha caalamku walaac ka qabaan go'aankii madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo uu ku kala qaaday in mar la wada qabto doorashooyinka madaxtooyada iyo baarlamaanka.
from VOA http://ift.tt/2d0573u
via IFTTT
No comments:
Post a Comment