Thursday, September 22, 2016

R/Wasaare Cumar oo ka Hadlay Arrinta Badda

Ra'iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa ka hadlay dacwada badda ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya.

from VOA http://ift.tt/2cYUtER
via IFTTT

No comments:

Post a Comment