Maamulka gobolka Minnesota iyo kan magaalada St. Cloud, ayaa shir jaraa'id oo ay wada jir u qabteen shalay gelinki dambe, waxay kaga hadleen fal toorriyeyn ah oo nin Soomaali ah maalinkii Sabtida u geystay dad rayid ah gudaha suuq laga adeegto ee Minnesota.
from VOA http://ift.tt/2cliWrZ
via IFTTT
No comments:
Post a Comment