Kooxda Al-Shabaab ayaa galinkii dambe ee maanta la wareegtay gacan ku haynta deegaanka Moqokori ee gobolka Hiiraan kadib markii Ciidamada Ethiopia ay saaka ka isaga baxeen. from VOA http://ift.tt/2chgdyc via IFTTT
No comments:
Post a Comment