Wednesday, September 28, 2016

Weriye Cabdilcasiis Xaaji oo Muqdisho Lagu Aasay

Allaha u naxariistee aaska weriye Cabdilcasiis Maxamed Cali Xaaji oo kooxo hubaysan ay xalay ku toogteen degmada Yaaqshid ee magaalada Muqdisho ayaa maanta ka dhacay Muqdisho.

from VOA http://ift.tt/2cC8MDt
via IFTTT

No comments:

Post a Comment