Friday, September 30, 2016

Stephen Schwartz oo la Kulmay Soomaalida Minnesota

Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya Stephen Schwartz oo maalmahan booqasho ku joogay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota, ayaa Soomaalida gobolkaasi u sheegay in dawladda Soomaaliya looga baahan yahay inay ka shaqayso afar qaybood oo ay ku mid yihiin amniga, caddaaladda, dhismaha dawladda iyo dib u hesshiisiinta.

from VOA http://ift.tt/2dKpmBu
via IFTTT

No comments:

Post a Comment