Hay'adda xuququda aadanaha ee Kenya ayaa sheegtay in qaabka loo celinayo dadka Soomaalida ah ee qaxootiga inaysan waafaqsanayn heerarka caalamiga ah oo dadkaasi la cabsi-geliyo lana cadaadiyo. from VOA http://ift.tt/2csaBil via IFTTT
No comments:
Post a Comment