Madaxweynayaasha dalalka Jabuuti iyo Kenya iyo ra''isul wasaaraha dalka Ethiopia ayaa gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, halkaasi oo uu shir uga furmayo madaxda ururka IGAD. from VOA http://ift.tt/2cUas8o via IFTTT
No comments:
Post a Comment