Sunday, September 18, 2016

Weerar Toorray oo Ka Dhacay Minnesota

Masuuliyiinta gobolka Minnesota ee dalkan Maraykank ayaa sheegay in sideed qof ay ku dhaawacmeen weerar mindi loo adeegsaday oo lagu qaaday suuq laga dukaamaysto oo ku yaalla magaalada Saint Cloud. Taliyaha Booliska ee Saint Cloud ayaa sheegay in sarkaal ka tirsan booliska uu toogasho ku dilay qofkii weerarka geystay.

from VOA http://ift.tt/2cTwrgl
via IFTTT

No comments:

Post a Comment