Friday, September 23, 2016

Ruto oo Xaaladda Somalia kaga Hadlay Kulanka QM

Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya William Ruto oo kulanka QM ka hadlay ayaa ku dheeraaday xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan kooxda al-Shabaab iyo howlagalka Midwga Africa ee AMISOM.

from VOA http://ift.tt/2cX9udG
via IFTTT

No comments:

Post a Comment