Warar aan ka helnay tuulada Kanjaroon oo u dhaw xadka Kenya ayaa sheegaya in duqeymo ay diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka ka geysteen halkaasi ay ku dhinteen afar sarkaal oo ka tirsan kooxda Al Shabab. from VOA http://ift.tt/2cUvq63 via IFTTT
No comments:
Post a Comment