Tuesday, September 20, 2016

Booliska Mareykanka oo Wareejiyey Meydka Daahir Axmed Aadan

Booliska Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa xalay ku wareejiyey qoyska dhalay Daahir Axmed Aadan oo ah wiil Soomaali/Mareykan ah oo toorreey ku weeraray dad ka dukaameysaneyey suuqa magaalada St Cloud ee gobolka Minnesota.

from VOA http://ift.tt/2csSNpN
via IFTTT

No comments:

Post a Comment