Musharaxa xisbiga Jamhuuriga Donald Trump ayaa xaley soo bandhigey qorshihiisa daryeelka caruurta. Gabadhiisa Ivanka Trump ayaa ku soodhaweysey aabeheed codbaahiyaha, iyadoo sheegtey in maadaama ay tahay hooyo leh caruur yaryar hadana shaqeysa ay dareemeyso baahida ay hooyooyinka u qabaan in laga gacansiiyo heynta caruurta inta ay shaqooyinka jiraan. Hadaba laba billood ka yar ayaa ka hartey xilliga doorashada madaxtinimada dalkan Mareykanka, maxaa xilligan ku soo beegey qorshaha Trump? Falastin Axmed Imaan ayaa suaashaas iyo qodobo kaleba weydiisay Murshid Baaruud oo ka tirsan Xisbiga Jamhuuriga. Halkan ka dhageyso:
from VOA http://ift.tt/2cDp52c
via IFTTT
Tuesday, September 13, 2016
Musharaxa Donald Trump oo soo Bandhigey Qorshihiisa Dareeylka Caruurta
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment