Friday, September 23, 2016

Obama oo Diidi Doona in Maxkamad lala Koro Sacuudiga

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa maanta codka diidmada qayaxan ee Veto u adeegsan doona sharci u ogolaanaya dadkii ka badbaaday iyo ehellada dadkii ku dhintay weerarkii September 11 inay maxkamad la koraan dowladda Sacuudiga.

from VOA http://ift.tt/2dfCMX5
via IFTTT

No comments:

Post a Comment