Thursday, September 29, 2016

Xayiraad Laga Qaadey Qaxooti Dhadhaab Ku Xannibnaa

Masuulyiinta Maamulka Jubbaland iyo madaxda hay'adda UNHCR ee Soomaaliya oo kullan ku yeeshay magaalada Kismaayo, ayaa isku af-gartay in xariyaaraaddii saarneyd laga qaado in ka badan labo kun oo qaxooti ah kuwaas oo todobaadyadii la soo dhaafay ku xayirnaa Dhadhaab.

from VOA http://ift.tt/2daCu0F
via IFTTT

No comments:

Post a Comment