Saturday, September 24, 2016

Budhcad-Badeed Maxkamad ku Sugaya Hindia

Warbaahinta dalka Hindiya ayaa wax ka qortay 119 Soomaali ah oo loo haysto budhcad-badeed kuwaas oo ku xidhan dalka Hindiya. Safaaradda Soomaaliya ee dalka Hindiya ayaa xaqiijisay inaanu jirin xukun illaa haatan dhacay, hase ahaatee la filayo in dacwaddan laga go'aan gaadho bishan 30-keeda.

from VOA http://ift.tt/2cszXvz
via IFTTT

No comments:

Post a Comment