Sunday, September 25, 2016

Ciidamo Qabsaday Bangiga Garoowe

Ciidamada PIA ee Puntland ayaa la wareegay bangiga Dhexe ee Garoowe iyaga oo ka cabanaya mushaharka oo ka maqnaa muddo toddoba bilood ah sida saraakiisha ciidankaasi ay u sheegeen VOA.

from VOA http://ift.tt/2cDgvji
via IFTTT

No comments:

Post a Comment