Monday, September 12, 2016

Deegaanada Somalida oo si Weyn Looga Ciiday

Guud ahaan waxaa si weyn looga ciiday deegaanada Soomaalida ee ku yaalla gobolka Geeska Afrika, iyada oo masuuliyiinta Soomaaliduna ay la tukatay shacabka. Magaalada Muqdisho, Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dadweynaha kala qaybgalay salaadda Ciidda isaga oo hambalyo u diray.

from VOA http://ift.tt/2cDc9rg
via IFTTT

No comments:

Post a Comment