Saturday, September 10, 2016

Doorashooyinka Madaxweynaha Iyo Tan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Lakala Reebayo

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta go'aan uu soo saaray ku sheegay in la kala reebo doorashooyinka madaxweynaha iyo golaha wakiillada oo la filayay in sannadka dambe isku mar la qabto.

from VOA http://ift.tt/2cNzom9
via IFTTT

No comments:

Post a Comment