Gudoomiyaha Jaamaca Muqdisho, Prof. Dr. Cali Sheekh Axmed Abubakar ayaa shalay iska wareejiyey xilkaasi, kadib muddo 19 sana ah oo uu maamulayey jaamacada. from VOA http://ift.tt/2bL0zHP via IFTTT
No comments:
Post a Comment