Booliska Kenya ayaa burburiyey goobo ay waratada ku lahaayeen agagaaraha suuqa iyo jidadkiisa Suuqa Isli, kaasoo dhaliyay mudaahraaad dhagax tuur wata oo ay waratada iyo ganacsatada dukaanleyda isaga soo horjeedaan.
from VOA http://ift.tt/2c6Qlpk
via IFTTT
No comments:
Post a Comment