Monday, September 5, 2016

Ra'iisul Wasaare Cumar oo Madaxweyne Isku Sharxay

Raisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa maanta kaga dhawaaqay magaalada Muqdisho inuu yahay murashax u taagan xilka madaxtinimada Soomaaliya.

from VOA http://ift.tt/2bRsWdo
via IFTTT

No comments:

Post a Comment