Muslimiinta caalamka ayaa kusii qulqulaya magaalada barakaysan ee Makka Al-Mukarrama si ay u gutaan waajibaadka xajka. Haddaba xujayda Soomaalida ee sanadkan xaaladooda iyo sida loogu diyaar garoobayo gudashada xajka waxaa wariyaha VOA-da ee London, Ridwaan Xaaji Cabdiwali uu ka waraystay Ayuub Ismaaciil oo ah Kaaliyaha Qunsulka Safaaradda Soomaalida ee dalka Sucuudi Carabiya isagoo ku sugan magaalada Makka.
from VOA http://ift.tt/2cgEB3D
via IFTTT
No comments:
Post a Comment