Steve Bannon oo ah madaxii dhinaca istraatijiyadda ee Aqalka Cad ayaa sharci dejiyeyaasha Maraykanka ay su'aalo ka weydiiyeen arrinta la xiriirta faragaliintii dalwadda Ruushka ee doorashadii madaxtinimo ee Maraykanka ee sanadkii 2016kii.
from VOA http://ift.tt/2DcL3Tw
via IFTTT
No comments:
Post a Comment