Wednesday, January 17, 2018

Itoobiya oo Xabsiga ka Sii Deysay Maxaabiis Qaarkood ay Mucaarad Ahaayeen

Dawladda Itoobiya ayaa xabsiga kasii daysay hoggaamiyaha mucaaradka ee Oromo Federalist Conference, Merera Gudina, oo xabsiga ku jiray tan iyo bishii Novembar 2016-ka.

from VOA http://ift.tt/2rekHzb
via IFTTT

No comments:

Post a Comment