Wednesday, January 24, 2018

Qaxooti Dhalashada Maraykanka Helay

Xafladii dadkan lagu gudoonsiiyey dhalashada waxaa goobjoog ahaa hay'adaha u doodo xuquuqda dadka soo galootiga ah, Xeerbeegti iyo Qaadiyo kasocdo gobolka Ohio, iyo waliba ehelada iyo saxiibada dadka dhalashada la gudoonsiinayey.

from VOA http://ift.tt/2DAJymo
via IFTTT

No comments:

Post a Comment