Sunday, January 21, 2018

Guddoomiye Thaabit oo Xilkii laga Qaaday

Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Soomaaliya saaka ayaa xilkii looga qaaday Duqii magaalada Muqdishu Thaabit Cabdi Maxamed, waxaana xilkaasi loo magacaabay Injineer Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow oo hayey xilka wasiirka warfaafinta.

from VOA http://ift.tt/2DTWYaf
via IFTTT

No comments:

Post a Comment