Wednesday, January 24, 2018

Canada: Qoys Caruurtii la Qaaday

Horaantii toddobaadkan, magaalada Vancouver ee dalka Canada ayaa qoys Soomaali ah waxaa laga qaaday 10 caruur ah oo ay dhaleen, iyada oo labadii waalid iyagana la sheegay in la xiray ka dib markii caruurtooda la qaaday.

from VOA http://ift.tt/2rySl2U
via IFTTT

No comments:

Post a Comment