Wednesday, January 17, 2018

In ka badan Kun Tahriibayaal ah oo Laga Soo Bad-baadiyay Badda Mediterranean-ka

Muhaajiriin gaaraya 1,400 ayaa laga soo badbaadiyay 24-kii saac ee la soo dhaafay, badda Mediterranean, sida ay sheegeen Ilaalada xeebaha dalka Talyaaniga .

from VOA http://ift.tt/2DGxXzd
via IFTTT

No comments:

Post a Comment