Tuesday, January 30, 2018

Qoraa Naciimo Qorane oo Maalintii 4-aad Hargeysa ku Xiran

Naciimo Abwaan Qorane oo ka mid ah hal-abuurka dhallinyarada Soomaaliyeed, ayaa maalintii 4-aad ku xiran magaalada Hargeysa, kadib markii ciidamada Somaliland ay ka xireen garoonka Hargeysa xilli ay u  safreysay magaalada Muqdisho.

from VOA http://ift.tt/2nlYGKq
via IFTTT

No comments:

Post a Comment