Wasaaradda Caddaaladda ayaa maxkamadda Sare weydiisatay in ay baabi'iso go'aaan xaakim ku sugan California uu ka horjoogsaday in ay la soo afjaro barnaamijka DACA oo ah barnaamij khuseeya dad iyaga oo yaryar ay waalidkood si sharco darro ah Maraykanka ku keeneen.
from VOA http://ift.tt/2DE8eau
via IFTTT
No comments:
Post a Comment