Dacwad-oogaha guud ee dalka Itoobiya ayaa maanta ku dhawaaqay in la baab'in doono dacwado ka dhan ah maxaabiis gaareysa 528 ruux oo ay ciidanka amnigu xireen intii ay socdeen bannaanbaxyo waaweyn oo sanadkii hore gilgilay magaalooyin dhowr ah oo ku yaalla Itoobiya.
from VOA http://ift.tt/2DEZ8tW
via IFTTT
No comments:
Post a Comment