Tuesday, January 23, 2018

WHO oo Ku Baaqday Adeeeg Caafimaad oo Bilaash Ah

Agaasimaha ururka caafimaadka aduunka ee WHO, Dr. Tedros Adhanom, ayaa u sheegey 192-ka dal ee xubnaha ka ah ururkan in adeeg caafimaad oo bilaash ah oo dalalka dunida oo dhan dadku ay helaan ay tahay, midda kaliya ee suuragelin karta in dadka oo idil ay ku noolaadaan caafimaad iyo bad qab.

from VOA http://ift.tt/2E0jLRC
via IFTTT

No comments:

Post a Comment