Wednesday, January 31, 2018

Xiisad ka Dhalatay Xildhibaan Lagu Xirey Kismaayo

Magaalada Kismaayo waxaa ka taagan xiisad ka dhalatay xarigga xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka maamulkaasi, oo lagu magacaabo, Axmed Xassan Cabdi, kaas oo qaar ka tirsan xildhibaannadu ay sheegeen in xasaanaddii baarlamaanka laga qaaday.

from VOA http://ift.tt/2rVhUuZ
via IFTTT

No comments:

Post a Comment