Saturday, January 13, 2018

Madaxweyne Farmaajo oo Gaaray Gaalkacyo

Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaweyd gaaray magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug oo ay ka taliyaan maamullada Galmudug iyo Puntland.

from VOA http://ift.tt/2FAYG0H
via IFTTT

No comments:

Post a Comment