Saturday, January 27, 2018

Muqdisho: Hoggaanka Xisbiga Wadajir oo Muddo Kooban La Xiray.

Kamaal Dahir Xasan Gutaale oo ah guddoomiyaha xisbiga Wadajir, iyo xogyaha xisbigaasi Sayid Cali Macalin ayaa la siidaayay galabta, kadib markii muddo saacaddo ah lagu xiray magaalada Muqdisho.

from VOA http://ift.tt/2rJL7Ji
via IFTTT

No comments:

Post a Comment