Tuesday, January 23, 2018

Qarax ka Dhacay Duleedka Muqdisho oo Dhimasho Sababay

Ugu yaraan saddex askar ah iyo ilmo yar ayaa ku dhintay qarax maanta ka dhacay degaanka KM-13 ee duleedka Muqdisho.

from VOA http://ift.tt/2Dvsvht
via IFTTT

No comments:

Post a Comment