Warbaahinta dawladda Turkiga ayaa sheegay in ciidamada waddankaasi ay ka tallaabeen xadka dalka Siiriya ayna galeen magaalada ay haysteen maleeshiyada Kurdiyiinta ee Afrin maalin kadib markii diyaaradaha Turkiga la sheegay inay duqeeyeen ilaa 100 goobood oo fadhiisimo ah maleeshiyada YPG.
from VOA http://ift.tt/2mYudSp
via IFTTT
No comments:
Post a Comment