Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Macallin Siciid Saalax Axmed, mowduuca barnaamijkuna waa sababta loo garan la'yahay tiro koobka saxda ah ee Soomaalida ku nool magaalooyinka Somalia iyo kuwa caalamka.
from VOA http://ift.tt/2DkdOhd
via IFTTT
No comments:
Post a Comment