Saturday, January 20, 2018

Muuse Biixi oo ka Hadlay Xaaladda Tukaraq

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo shir jaraa'id ku qabtay manta magaalada Hargeisa ayaa sheegay inuu jiro xiriir loo kala dabqaaday oo dhex maray isaga iyo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ku daadan xal u helista xiisadda dagaal ee ka dhex oogneyd Puntland iyo Soomaaliland.

from VOA http://ift.tt/2mSGruY
via IFTTT

No comments:

Post a Comment