Jeff Session, xeer ilaaliyaha guud ee Maraykanka, iyo James Comey, oo ah agaasimihii hore ee Hay'adda FBI ayaa waxaa wareysi la yeeshay kooxda gaarka ah ee baadhaysa in Ruushku uuj faragelin ku sameeyay doorashadii Maraykanka.
from VOA http://ift.tt/2Dwhmx2
via IFTTT
No comments:
Post a Comment