Tuesday, January 23, 2018

Wareysi Gaar ah: Madaxweynaha Galmudug

Madaxweyne Axmed Ducaale (Xaaf) ayaa sheegay in isaga iyo madaxweyne Farmaajo ay isla oggolaadeen in degmada Cadaado ay sii ahaato xarunta baarlamaanka Galmudug, kadib markii dadka deegaanku ay sidaas codsadeen.

from VOA http://ift.tt/2Dx0kz3
via IFTTT

No comments:

Post a Comment