Laacibka khadka dhexe uga ciyaara kooxda Manchester City Fernandinho ayaa kordhiyay qandaraaska uu kula joogo kooxdiisa, kaasoo uu gaarsiiyay ilaa iyo sanadka 2020-ka. from VOA http://ift.tt/2DMcK6N via IFTTT
No comments:
Post a Comment