Friday, January 19, 2018

Howl-gal Dhimasho Sababay oo Shabaab Looga Soo Furtay Caruur ay Qafaasheen

Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in ciidanka dowladda Soomaaliya ay xalay weerar ku qaadeen iskuul la sheegay in ururka al-Shabaab uu ku tababaro caruurta.

from VOA http://ift.tt/2mWHMSf
via IFTTT

No comments:

Post a Comment