Monday, January 15, 2018

Khadiijo Cabdullaahi Dalays oo Toronto ku Geeriyootay

Allaha u naxariistee waxaa saacadihii hore ee Isniintii, xilliga dalka Kanada ku geeriyootay magaalada Toronto ee dalka Kanada fannaanaddii Khadiijo Cabdullaahi Dalays oo ka mid ahayd heesaagii ugu horreeyey ee ka heesa idaacad qaranka sannadkii 1952-kii.

from VOA http://ift.tt/2mH3cTe
via IFTTT

No comments:

Post a Comment