Tuesday, January 30, 2018

Raila Odinga oo ay Taageerayaashiisa u Dhaariyeen "Madaxweynannimo"

Kummaan taageerayaasha hoggaamiyaha mucaaradka dalka Kenya Raila Odinga, ayaa maanta isugu yimid magaalada Nayroobi, halkaas oo ay ku caleemo saareen Raila in uu noqdo madaxweynaha dalkaasi.

from VOA http://ift.tt/2nmZAp8
via IFTTT

No comments:

Post a Comment