Maleeshiyaadka al-Shabaab ayaa weerar ku qaadey deegaanada Daynuunaay iyo Goof-guduud. Weerarkaas ayaa la sheegey in uu geystey khasaare ballaaran. from VOA http://ift.tt/2DBDXZN via IFTTT
No comments:
Post a Comment