Monday, January 29, 2018

HRW: Kumannaan Barakacayaal ah Ayaa Hooy La'aan La Dhigay

War-bixin ay maanta soo saartay Hay'adda Xuquuqda Aadanaha u ololeysa ee Human Rights Watch ayaa lagu sheegay in ciidamada dowladda Soomaaliya oo adeegsaday baldoosarro ay qasab ku burburriyeen guryo ay daganaayeen.

from VOA http://ift.tt/2GrRowr
via IFTTT

No comments:

Post a Comment