Friday, January 19, 2018

Maxkamadda Sare ee Kenya oo Hakisay Mamnuucista Safarada Habeenkii ee Gawaarida Waaweyn

Maxamadda sare ee dalka Kenya ayaa si  kumeel gaar ah u hor istaagtay inuu dhaqangalo go'aankii baabuurta waaweyn ee basaska looga mamnuucay inay habeenka safarada dhaadheer ee magaalooyinka galaan.

from VOA http://ift.tt/2FUTQeX
via IFTTT

No comments:

Post a Comment