Qaramada Midobay ayaa sheegtay in toddobaadkii hore ay dhinteen qaxooti Soomaali iyo Itoobiyaan iskugu jira oo tiradoodu dhan tahay 30 kadib markii ay degtay doon ay la socdeen meel u dhow xeebta magaalada Cadan.
from VOA http://ift.tt/2rLublM
via IFTTT
No comments:
Post a Comment